Cida aan nahay
Kani waa mashruuc tabaruc ah oo ay sameeyeen dhowr qof oo muddo dheer u dhaqdhaqaaqayay Minneapolis iyagoo kaashanaya qareennada National Lawyers Guild.
Kukiyo
Haddii aad booqato boggeena la galo, waxaan samayn doonnaa kukiyo ku meel gaar ah si aan u ogaanno in barawsarkaagu uu aqbalayo kukiyada. Kukiyadani kuma jiraan xog shaqsiyeed waana la tuuraa markaad la xidho barawsarkaaga.
Mawduucyo ku dhex jira websaydyada kale
Maqaallada ku jira boggan waxaa ku jiri kara waxyaaabo meel kale laga soo qaatay (tusaale ahaan, fiidiyowyo, sawirro, maqaallo, iwm.). Si kastaba ha ahaatee, laga bilaabo 1/28/26, ma jiraan wax macluumaad ah oo ku jira websaydka oo meel kale laga soo qaatay.
Waxyaabaha laga soo qaatay websaydyada kale waxay u dhaqmaan si la mid ah sidii in booqdaha uu booqday websayd kale.
Websaydkan waxay ururin karaan macluumaad adiga kugu saabsan, waxay isticmaali karaan kukiyo, waxay ku jiri karaan xog ay kugu soo raadraacaan qolo saddexaad, waxayna daawan karaan sida aad ula falgasho waxyaabahaas, oo ay ku jiraan la socodka ficilladaada haddii aad leedahay akoon oo aad gasho websaydka.
Xogta aan uruurino
Wax xog ah kaama codsano adiga. Markaad booqato bogga, martigeliyaha websaydkeena wuxuu duubi karaa cinwaanka IP-ga kaas oo barawsarkaaga uu ku soo xirtay websaydkeena. Fadlan akhri xeerarka asturnaanta ee martigeliyaheena.
Haddii aad su’aal ku soo gudbiso Signal, waxaan heli doonnaa diiwaanka magaca aad ku gasho Signal iyo wixii fariin ah ee aad noo soo dirto. Haddii aadan samaysanin magaca lagu galo Signal, waxaan heli doonnaa diiwaanka lambarka taleefanka lagu isticmaalayo abklikeshinkaaga Signal.
Haddii aad soo gudbiso su’aal oo aad na siiso cinwaankaaga iimaylka, waxaa laga yaabaa inaad rabto inaad isticmaasho akoon iimayl oo kale haddii cinwaankaagu uu ku jiro macluumaad aqoonsi oo aad doorbideyso inaad sir ka dhigto (tusaale ahaan, “magacaaga [at] gmail.com”).
Xog wadaagida
Cidna lama wadaageyno xogtan inay maxkamadda na khasabto mooyaane.
Muddo intee dhan ayaan hayn doonaa xogtaada
Waxaan tirtiri doonnaa wadahadal kasta oo Signal ah oo aad nala yeelay markay toddobaad ka soo wareegto fariintaadi ugu danbaysay. Waxaa laga yaabaa inaan tirtirno intaas kahor.
Xuquuqo noocee ah ayaad u leedahay xogtaada
Waxaad ku xiran kartaa ablikeeshinkaada Signal inay tirtirto fariimahaa si otomaatig ah markay ka soo wareegto waqti cayiman. Haddii aad rabto inaad gacanta ku hayso xogtaada, beddel sitinkan ka hor intaadan noo soo dirin fariin.
Xagee ayaa loo diraa xogtaada
Websaydkan waxaa lagu mayfirst.coop.