Ku saabsan

Kani waa mashruuc tabaruc ah oo ay sameeyeen dhowr qof oo muddo dheer u dhaqdhaqaaqayay Minneapolis iyagoo kaashanaya qareennada National Lawyers Guild.

Hadafka mashruucan waa in la bixiyo talo sharci iyo macluumaad lagu kalsoonaan karo oo ka jawaabaya siyaabaha isbeddelaya ee dadku ula kulmaan dulmiga ka jira Mareykanka. Macluumaadka waxaa hubiyay ururka qareenadda.

National Lawyers Guild logo
National Lawyers Guild